map   contacts        

OGAYSIIN MUWAADINIINTA SOMALIDA oo KELIYA
22/12/2010
-
Laga bilaabo 1ka Maarso 2011, Safaaradda Talyaaniga waxay Ogolaanaysaa oo codsiga dal ku gelidda (oo nooc kasta ah) Muwaadinka Soomaaliga ah keliya oo haysta Baasaboorka leh Jeldiga Buluuga ah kaas oo Dawladda Talyaanigu u aqoonsatay in uu yahay Document Safar.
Sidaa Darteed laga bilaabo waqtiga kor ku xusan, Baasaboorka Cagaaran lama aqbali doono, Codsiga dalku gelidana lama siindoono.